WARARKA

Reysulwasaaraha oo kulan la qaatey danjiraha midowga yurub u qaabilsan somaliya

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula yeeshay Danjiraha Ururka Midowga Yurub u qaabilsan...

Axmed Luqmaan oo ka hadley siyaasada maldahan ee ka taagan koonfur galbeed

Axmed Maxamed Luqmaan oo ah odayaasha kasoo jeeda gobolka shabelaha hoose ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan...

Alshabab oo weerar ku qaadey deegaan ka tirsan gobolka galgaduud

Alshabaab ayaa weerar labo jiho ah oo ku billowday qaraxyo ku qaadday deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud. Waxaa lasoo sheegay inuu dagaalkii ugu culus halkaas...

Howlgalo ay ciidamada dowlada ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka shabaleha hoose oo lagu diley xubno ka tirsan alshabab

Howlgalo ay ciidamada dowlada ka fuliyeen deegaanka buulo masiino ee gobolka shabelaha hoose ayaa la sheegey in lagu diley inta la ogyahay 15 xubnood...

Wasiirka gaashaandhiga oo ka hadley dagaalka lagula jiro alshabab

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka hadlay sababta ay u hakadeen dagaalladii ku furnaa kooxda Al-shabaab ee ka socday gobollada dhexe ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img