WARARKA

Dhegeyso:- Haween Si Gardaro ah Maanta Loogu Diley Duleedka Degmada Marka

Wararka eynu ka heleyno Duleedka Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoloyinka duulaanka ku qabsadey degmada marka ey maanta dileen Dhinacyada...

Daawo:- Heestii Saada Cali Warsame iyo Shabeelaha Hoose Maxaa Ku Lumey

Waa suaal da.a weyne  tolow horta shabelaha hoose maxaa ku lumey [vimeo 98310927 w=500 h=281] Saado Ali Shabeele Maxaa Ku dhumay from Aminarts on Vimeo. Daafeet.Com

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay Stanbul dhiggiisa New Zealand.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa shaley gelinkii dambe kula kulmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkey Wasiirka Arrimaha...

MAAMULKA SHABELLE STATE” – BEEN ABUR IYO DHUL BOOB AAN GEED LAGU SOO GANBAN

Mar hore aya la yiri: “Hal xaraan ah, nirig xalaal ah ma dhasho” Waxey ka bilaawatay: Odeey dhaqameed been abuur aah Waxeey musuq iyo laalush ku soo dorteen: Xildhibaano...

Shabelle Region a Fountainhead for Somali Resistance and Liberation

By Mohamed Haji Mukhtar Savannah State University Savannah, Georgia, USA In spite of improvement at the political level, the general security situation in Somalia remains chaos and...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img