Wararka caawa ka imaanay magaalada Marka Cadeey caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in maanta casarkii ciidamada deegaanka beesha BiyoMaal ay u...
Xildhibaano Siyaasiyin iyo Waxgaradka Beelaha Haweiye oo maanta kulan ku yeeshay Magalaada Muqdisho aya ka shiray Sidii Beelaha hawiye Deegaanada uu ka dago Gobolada...
Telefishanka Horncable ee Xaruntiisa tahay Magaalada London ayaa habeen hore qabtay Dood ku saabsan Dagaalka ka socda Gobolka Barwaaqada ah ee Shabeelaha Hoose.
Doodiina waxaa...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay deegaanada laga saaray ALshabaab dadka ku dhaqan sida ay u...