WARARKA

Reysulwasaraha Xukuumada Federalka oo Maanta Furey Shirka Wadatashiga Xeerka Saxaafada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galabta furay shirka wadatashiga xeerka...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Oo Maanta Wiil Dhalinyaro Ah Ku Xukuntey Dil

Wiil dhallinyaro ah oo doonayay inuu isku qarxiyo hoteelka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa dil toogasho ah ku xukuntay maxkamadda milateriga dalka. Caawiye...

Xisbiga Mucaaradka Kenya oo Ugu Baaqey Xukuumada In Ciidamada Kenya ee Ku Sugan Somaliya Laga Soo Saaro

Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya ayaa ugu baaqay xukuumadda Isniintii shalay inay ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia, kaddib markii Al-shabaab ay dalkaas ku qaaday...

Daawo Sheekh Axmed oo Waaninaaya Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere

Bal nala daawada talada uu sheekh Axmed u diyaaro afhayeenka alshabab Sheekh Cali Dheere. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=9mVR0kJC-j4] Daafeet.Com

Daawo..Qaybtii ugu horaysay ee Xildhibaanada Dowlad gobleedka K/G oo maanta la dhaariyay.

Qaybtii ugu horaysay ee Xildhibaanada Dowlad gobleedka K/G oo maanta la dhaariyay. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=dd7cfe8jmwQ]

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img