WARARKA

Daawo..Madaxweyne Xasan Shiikh”Anigu laygama qabsan Villa Soomaaliya”

Daawo..Madaxweyne Xasan Shiikh"Anigu laygama qabsan Villa Soomaaliya" [youtube https://www.youtube.com/watch?v=pTqRQvxQ0Ko]

Faah-Faahin dheeraad ah oo laga helay weerarkii caawa ee Madaxtooyada.

Waxaa weli kacsanaan iyo xaalad jahwareer ah ka taagan gudaha Villa Soomaaliya gaar ahaa Xafiiska Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay gudaha u...

Dhegayso..679 Sarkaal oo dablay laga dhigay iyo Janano been abuur ahaa oo hoos loo dhigay derajadooda.

Saraakiil haystay derajooyin been abuur ah ayaa waxaa markii ugu horaysay laga xayuubiyay derajooyinkii been abuurka ahaa ee ay wateen, saraakiishaan ayaa waxaa lagu waramayaa...

DEG-DEG…Shabaab oo caawa weerar ku galay xarunta Madaxtooyada.

Warar weli isa soo taraya oo haatan laga helayo magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaano Villa Somalia...

Prof Jawaari usoo Xeetxeetey Siduu u Iibsan Lahaa Shacabka Koonfur Galbeed

Wada hadal khadka Telefoonka ah oo qaatay in kabadan saacad ayaa waxa uu dhexmaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed mudane Madoobe Nuunow Maxamed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img