WARARKA

Dhegayso..Faa’iidada Tobanka danbe bishan Ramadaan

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album Ku dhegayso...

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Boliska Somaliyeed oo Maanta Xilka La Wareegey

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad kooban oo uu xilka ku wareejinaye Taliyahii hore ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal C/xakiim Saciid Saacid, waxaana...

Xukuumada Talyaaniga oo Dalbatey in Laga Caawiyo Qaxootiga Kusoo Qulqulaaya Xeebaheeda

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay inay sii kordheen dadka doonaya inay dhanka biyaha ka galaan dalkaasi, waxaana ay sheegeen in maalmihii lasoo dhaafay...

Xildhibaan Daahir Amiin oo Ku Eedeeyey Xasan Sheekh,Jawaari, iyo Cabdiweli Iney Shacabka Somaliyeed Dagaal Ka Dhex Abuureen

Xildhibaan Dahir Amiin ayaa si kulul uga hadley gudiga farsamada ee ay ku dhawaaqeen 3da masuul ee ugu sareysan xukuumada federlaka oo uu hor...

Justice Sought For Abshir

Websidka Boliska magalada toronto ayaa waxaa lagu soo daabay codsi ey dooneyso iney sida ugu dhaqsiyaha badan ku helaan cidii ka dambeysey dilkii loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img