WARARKA

Dareen Li’ida Hogaanka Digil Iyo Mirefle Iyo Dayacnaanta Shacbiga

Shacabka koonfur galbeed somaliya waxaa ey soo mareen dhibaatooyin aad u badan 23 sano ee uu dalka somaliya ka jirey dagaalka sokeeyo taasoo caruurta...

Hadal Heynta Todobaadkan Iyo Magalada Minneapolis

Hadal heeynta todobaadkan ugu badan guud'ahaan Dalka Maraykanka gaar'ahaan Magaalooyinka Mataanaha ah ee St.Paul iyo Minneapolis imaansha Madaxweyniyaasha Jamhuuriyadda D jibouti Iyo Jamhuuriyadda Federalka...

Dhegayso..Kulan looga hadlayay Amniga oo Baydhabo ka dhacay

              Kulan ay yeesheen Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow iyo Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiisha AMISOM ayaa waxaa...

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Magaalada Muqdisho oo weli laga dareemayo xaalado cabsi ah. ---Baarlamaanka Kenya oo diiday in ciidamadooda laga saaro Soomaaliya. ---Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka soohorjeestay gudiga...

Dhegayso..Xildhibaan Dalxa”Gudiga samaynta maamulka K/G ma ahan mid u cuntama reer Shabeelaha hoose”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka soo horjeestay gudiga ay dowlada Fedraalka u saartay kasoo tala bixinta habka loo marayo samaynta maamul goboleed ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img