WARARKA

Xasan Xanafi oo Boliiska Keynya U Qirtey Inuu Yahay Ninkii La Raadinaayey

Muwaadin Soomaaliyeed oo ay ciidamada sir-doonka Kenya qabteen horraantii bishan ayaa markii ugu horreysay qirtay inuu yahay Xasan Xanafi oo ah ninkii la raadinayay...

Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dowlada Federalka oo La Wareegey gacan ku Heynta Degmada Tiyeegloow

Ciidamada dawladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab ka qabsaday degmada Tiyeegloow ee gobolk Bakool iyo tuulooyin ku dhow sida uu sheegay mas'uul ka...

Daawo:- Munaasabad lagu Soo Dhaweynayey Madaxweyne kU Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Adan oo Lagu Qabtey Xarunta ADC-da

Munaasabad lagu soo dhaweynayey Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamuud Sayid  oo beryahan howlo ugu maqnaa magalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtey xarunta...

Dhegeyso:- Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay Oo Ka Hadley Nabadgelyada Gobolka

Taliyaha ciisdanka boliska gobolka bay Mahad cabdirahman ayaa sheegey in magalada baydhabo eysan wax dhib ah ka jirin hadalada sheegaya in dhibaato ka jirtana...

Ogeysiis Ku wajahan Dhamaan Shacabka Kasoo Jeeda Dedmada Afgooye Meel Walba oo Ay Joogaan

 Afgoi Action Council  waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan shacabka kasoo jeeda degmada afgooye  in uu jiro shir muhiim ah looguna hadli doonno arrimaha Gobalka Shabeelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img