WARARKA

Ogeysiis Muhiim Ah oo Ku Socda Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Dalka Ingiriiska

Waxaa  Magaalada London ee Dalka Ingiriiska lagu qaban Doonaa Maalinta Sabtida ah 30/08/2014  Sacada 02:00 pm ama 14:00 Shirweyne looga hadlaayo  Badbaadinta Dadka iyo Deegaanka...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta”Xarakada Shabaab oo Habargidirta joogta gobolka Shabeelaha hoose ku soo rogtay inay bixiyaan $20.000 oo Jizya ah bilwalba”

          ---Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta waraaqihiisa aqoonsiga ka gudoomay danjiraha cusub ee dowlada India u qaabilsan Soomaaliya. --Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo maanta shaqo joojin ku dhaqaaqay...

Dhegeyso:- Wareysi lala Yeshey Afhayeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

Wareysi dhinacyo badan taabanaya ayaa la yeshey afhayeenka dowlad  goboleedka koonfur galbeed Mudane Liiban Sheekh Shuceyn wareysigiina sidan ayuu u dhacay.   Liibaan Sh. Shuceyb afhayeenka...

Qarax Ka Dahacay Garaash Ku yaala Isgoyska Baar Ubax

Qarax geystay khasaare hantiyeed ayaa goor-dhow ka dhacay garaash lagu iibinayay shidaalka iyo gaadiidka ganacsiga ah oo ku yaalla Isgoyska Baar Ubax ee degmada...

Fiirso Sawir uu Amiin Camir ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Reysulwasre Cabdiweli

Amiin camir ayaa sawirkan waxaa uu kaga turjumayaa cadaalad darada ka dhex aloosan xubnaha ugu sareeya ee dowlada federalka.

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img