WARARKA

Daawo:- Wixii Maanta Ka Dhacay Xarunta ADC-da ee Magalada Baydhabo

Xarunta ADC-da ayaa maanta waxaalagu qabanayey caleemasaar loo sameynayey gudoomiyaha barlamanka dowlad goboleed koonfur galbeed soomaliya, Caleemasaarkaas oo ey kasoo qeyb galeen xildhibaano ey...

Daawo:- Caleemasaarkii Gudoomiyaha Barlamanka Konfur Galbeed Somaliya Iyo Xildhibaano Ka Qeyb Galey

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay maanta xildhibaanno taageersan maamul lixda gobol ka kooban ee koofur-galbeed, kuwaasoo ka qaygbalay xaflad lagu...

War Deg Deg Ah:- Reysulwasaare Cabdi Weli oo Kol Dhaweyd Tegey Magalada Baydhaba

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi-wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baydhabo halkaasi oo horay ugu sugnaa wafdi uu hogaminayo...

Wafdi ka Socda Xukuumada Federalka oo Maanta Booqdey Degmada Buula Burde

Wafdi ballaraan oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ahna wasiirrka Diinta iyo Owqaafta, Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta gaaray degmada Buula-burte ee...

AHEEY WEY IYO CIIL: TOLOW YAA COLKA LOO ABAABULAYAA

Allaha xaqa lagu caabudo ayaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayay u sugnaatay, qofkuu hannuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img