WARARKA

Dowlada Federalka Somaliya Oo Digniin u Dirtey Shirkadaha Raba Iney Shidaal Ka Baraan Dalka

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digtay shirkadaha shidaalka ee sida sharci darrada ah u sahminaya batroolka dalka, iyadoo cidii lagu...

Maamulka Somaliland oo Soo Dhaweeyey Dilkiii Godane

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay in sida uu caalamku u arko dilka hoggaamiyaha Al-shabaab u arkaan, isla markaana la fikir...

Dhegeyso:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed oo U Waramey VOA

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa maanta waxaa uu u waremay idaacada voa isagoo sheegey in xukuumada ey ka dambeyso...

Daawo:- Qudbooyinkii ay Shaley Jeediyeen Xildhibaan Adan Madoobe, Xildhibaan Xaabsade iyo Xildhibaan Afaraale

Waxaa shaley xarunta ADC-da ee magalada baydhabo qudbado qiimo leh ka jeediyey xildhibaano ka socda dowlada federalka  somaliya oo ey ka mid yihiin Xildhibaan...

Dhegeyso:- Sheekh Adan Madoobe oo La Hadlayey Warbaahinta oo U Sheegey I Xukuumada Ay Mar walba ay Ku Qasban Tahay Iney Raacdo Rabitaanka Shacabka

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe oo kusugan Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in in ey xoojiyaan sidii loo dhameystiri lahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img