WARARKA

Dhegeyso;-Wefdi uu Hogaaminaayo Madaxweyne ku Xigeenka Lexda Gobol Maxmuud Sayid Adan oo Maanta Gaarey Garbahaareey

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka koonfur galbeed Maxamuud Sayid Aadn, kuwaasoo muddooyinkii dambe...

Dhegeyso:- Qoysas Kasoo Barakacay Gobolka Bakool Oo Macluul Ku Heysato Degmada Baledweyne

Qoysas tiraroodu gaareyso 300 ruux oo kasoo bara kacay gobolka bakool ayaa waxaa ey dhibaato baaxad weynleh ku heysataa xaafada howlwadag ee degmada beledweyne. Qoysaskaasi...

Shariif Sakiin oo ku guulaystay Codayntii shaqsiga ugu qaa’insan Soomaaliya.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25 Sep 2014 soo gabagabawday codayntii aanu u soo bandhignay dhamaan dadka soo booqda Webkeena Daafeet.com taariikhda kolkay...

Dhegayso..Fartaag iyo Janan oo u hanjabay Reer Gedo.

Kooxda dhulboobka ee uu hugaamiyo Axmed Madoobe qaybta kasoo jeeda beesha Mariixaan oo iyagu wax ka dega gobolka Gedo ayaa waxay maanta ka dhawaajiyeen...

Dhegayso..Cashar ku saabsan faa’iidada tobanka Dil-Xijah ee fooda inagu soo haysa

      Cashar ku saabsan faa'iidada tobanka Dil-Xijah ee fooda inagu soo haysa waxaana inoo akhriyi doona Imaamka Masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta Macalin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img