Todobaadkaan Masaajid ku yaala Muqdisho waxaa lagu dhex gowracay nin dhalinyaro ah, Gabarna Jacayl ayay isku gubtay halka nin dhalinyaro ahna uu iska jaray...
Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayo qabsashada ay xukuumada federalka qabsatey magalada bartaawe ayaa xaley lagu qabtey magalada toronto xafladaas oo ay...
Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album
Bannaanbixii ugu weynaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, dibadbaxan oo looga soo horjeedo ciidamada Jabuuti.
Shacabka degmada Baladweyne ee dibadbaxa ka qaybgalaya...