WARARKA

Kulan looga Hadlayo Shidaalka Ku JIra Somaliya Oo Maanta Ka Furmey London

Shir looga hadlayo shidaalka iyo gaaska Soomaaliya oo socon doona hal maalin ayaa maanta ka furmay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo shirkan ay...

Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhammaaan  Xubnaha iyo qoysasaka Jaaliayadaha Koonfurgalbeed ee  ku nool qaarada north ameerica waxa ay tacsi u dariyaaan dhammaan caruutii, qoyskii, qaraabadii iyo ehaladii uu...

Dhegayso..Gudiga Gurmadka Abaaraha Ceelwaaq oo ka deyriyey Xaaladaha Abaareed ee ka taagan degmadaasi iyo deegaanada hoos yimaada

Iyadoo abaaro daran ay ka jiraan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ayaa gudiga gurmadka abaaraha degmada Ceelwaaq markii ugu horeysay waxay ka...

Dhegayso…Shirkii Garbahaarey oo isku bedelay Shir Siyaasadeed iyo Maamulka Gobolka Gedo oo ka soo horjeestay Shirkaasi(Wareysi)

Shir dhowaan ka furmay Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo,iyadoo markii horena ujaadada shirkaasi lagu sheegay midnimada Beesha SADE ayaa hadda warar la xaqiijiyey...

SIYAASIYIINTA GOBOLADA DHEXE OO SI CAD UGA SOO HORJEESTAY IN GOBOLKA MUDUG LA KA QEYBIYO IYO SIYAASIYANTA QAAR EE DM OO DADAAL UGU JIRA...

Qormadii: Abdulkadir Abukar Sheikh Magaalada Garoowe ee caasimmadda maamulka Puntland, waxaa maalintii talaadadii13 Oktober 2014 heshiis ku gaaray dolwadda Federalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img