WARARKA

Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobey oo Ku Baaqey In La Xoojiyo La Dagaalanka BUrcad badeedka

Golaha amaanka Ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay dhamaan Ficilada ay biyaha Somalia ka wadaan kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida,iyagoona mar kale beesha caalamka ugu baaqay...

Dowlada Denmark oo Hikisey Shir Hordhac u Ahaa Shirka Dhici Doona 19 Bisha Novermber

Dowladda Denmark ayaa shaacisay in ay joojisay kulan hordhac u ahaa shirka 19-ka bishaan Somalia loogu qabanayo Copenhagen, kaasoo ay sheegtay xukuumadda Denmark in...

Natiijada Codayntii cida ka Mas’uulka ah dhibta reer KoonfurGalbeed haysata.

  Cod bixintii ay Daafeet.com usoo bandhigtay akhristayaasha bogeedan ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/13/2014 lasoo gabagabeeyay,Hadaba intii ay socotay codayntan waxaa soo booqday...

Dowlada Ingiriiska oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartey Qilaafka U Dhexeeya Madaxda Xukumada Federalka

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain iyo barwaaqa sooranka ayaa si cad loogu sheegay in Britain ay aad uga walaacsan tahay...

Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegey In Qilaafka Uusan Hor Istaagi Doonin Shirka Ka Dhici Doona Denmark

Wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo la hadlet warbaahinta ayaa u sheegay in saameyn uusan ku yeelan doonin khilaafka madaxda dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img