WARARKA

Dhegeyso:- Prof Maxamed Cumar Dalxa Iyo Wareysigii Laga Qaadey Maalintii Weerarka loo Geystey

Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa waxaa laga wareystey sida uu u dhicay weerarkii la rabey in lagu dilo oo ay kaga dhinteen laba wiil...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn Isaaq Xaaji Maame oo Ka Hadley Howlgalo ka Socda Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye Iyo Degmada Wanleweyn

Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose Isaaq Xaaji Maame oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ay xoojiyeen howlgalo lagu qaado isbaarooyinka yaala...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ka Warbixiyey Halka uu Marayo Dagaladii Ka Dhanka Ahaa Alshabab

Gudoomiyaha gobolka shabeelha hoose c/qaadir siidi ayaa asaga oo la hadlayo warbaahinta magalada muqdisho waxaa uu warbixin kooban ka bixiyey halka uu marayo la...

Ciidamada Nabasugida oo xaley hub badan Kasoo Saarey Guri Ku Yaala Degmada Dharkanleey

Ciidamada nabasugida Soomaaliya ayaa xalay guri ku yaal degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir, ku qabtay hub iyo gaari loo adeegsan jiray dilalka qorsheysan, sida...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Sharuudaha Laga Doonayo Reysulwasaraha Cusub

Amin Camir ayaa waxaa uu halkan inoogu soo gudbinayaa sawir uu ka sameeyey sharuudaha laga doonaya reysulwasare qofkii ka noqonaya dalka somaliya. Daafeet.Com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img