WARARKA

Daawo: Amiin Caamir oo Sawirka Mucjisada sannadka 2014 Ka Sameeyey Shariif Sakiin

Amiin caamir ayaa waxaa uu sawir mucjiso ah ka sameeyey shariif sakiin sawirkaas oo kolka aad eegto ku tusaya halka uu salka ku hayo...

Qaar Ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Xukumada Cabdiweli oo Ka Codsadey Inuu Is casilo Reysulwasaraha

Wassiro ka tirsan xukuumada Reysulwasaare Cabdiweli ayaa maanta waxaa ay ka codsadeen Reysulwasaraha in uu iska casilo xilka reysulwasarenimo qoraalkodiina waakan ee nala aqrista. Daafeet.Com

Dhegayso..Gaashaanle Mahad oo ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago rabitaankooda

Gaashaanle Mahad Cabdiraxmaan Aadan Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Baay ayaa maanta mar kale ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago muujinta ay...

Banaanbax Aad U Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Shariif Sakiin Iyo Xertiisa oo Hada Ka Socda Magalada Baydhaba

Warar aynu goordhow ka helney Magaalada Baydhaba ee Caasimada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Bananbax aad balaaran uu ka socdo magaalada, kaasi oo ay...

Dhegayso..Banaanbaxyo reer Baydhabo ay ku hor istaageen Doorashada Shariif

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena Baydhaba waxaa haatan magaalada ka jira banaanbaxyo aad u balaaran oo lagu diidan yahay waxa loogu yeero shirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img