WARARKA

Shirka Loogu Magac darey Hiigsiga Cusub oo Maanta Ka furmey Magalada Copenhagen ee dalka Denmark

Shirka hiigsiga cusub ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaaladda Copenhagen ee dalka Denmark, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Wafuud heer caalami...

Golaha Wasiirada oo Maanta Kulankoodii Ku Ansixiyey Laba Qodob oo Muhiim Ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey miisaaniyadda dalka...

Aqriso:- Liiska Wasiir Ku Xigeeyo Ka Codsadey Reysulwasaaraha

Wasiir ku xigeeno ka tirsan xukuumada federalka ayaa ayagana maanta ku biirey liiska masuuliyiinta  reysulwasaraha ka dalbanaya inuu is casilo.

Dhegayso..Gaajo aad u daran iyo Macluul laga soo sheegayo deegaanka Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Deegaanka Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan raashiin la’aan iyo biyo yari aad u baahsan, taa oo saameyn...

Dhegayso..Prof. Heeroow muxuu ka yiri khilaafka Madaxda Dalka

Prof. Ibraahim Muuse Heerow oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaan waydiinay qaabka ugu haboon ee lagu dhamayn karo qilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img