WARARKA

Dhegayso.. Naafada Buurdhuubo oo dhibaatooyin haystaan(Wareysi)

Dadka ku naafoobay colaadaha iyo cudurro dalka ka jira ee ku sugan degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya macluul iyo gaajo daran...

Dhegayso…Magaalada Baydhabo oo loo suuq geeyo cuntooyinka dhacay

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena KoonfurGalbeed fadhigiisuna yahay magaalada Baydhabo Maxamed Cabdicasiis Salaad waxaa guud ahaan magaalada Baydhabo haatan ka jiraa ka ganacsiga...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---KULANKA BERI IYO BAARLAMAANKA MAXAA LAGA FILAN KARAA ---MAJAAJILISTE ILKA CASE OO MUQDISHO LAGU AASAY ---GUDOOMIYAHA GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE CABDULQAADIR SIIDII AYAA KA DHAWAAJIYAY IN DOOMO...

Dhegeyso:- Maamulka Koonfur Galbeed oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xukuumada Federalka

Wasiirka wasarada beeraha dowlad goboleedka koonfur galbeed C/qaadir C/raxmaan Cabdi oo la hadlay  warbaahinta muqdisho  ayaa u sheegay in Dowladda Federalk Soomaaliya ay  Gobolada Koofur...

Daawo Video Laga sameeyey Dhibaatada Ay Leedahay Tahriibka

Waxaa baryihii dambe aad usoo badanayey dhalinyaro somaliyeed oo  tahriib ku tegayey dalalka yurub ayagoo qaar badana ku dhinteen bada u dhexeysa Liibiya iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img