WARARKA

War Deg Deg Ah:- Kulankii Barlamaanka oo Maalintii Seddexaad Buuq Ku Dhamaadey

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kusoo kala dareeray fadhigii ay ku lahaayeen xarunta Golaha shacabka oo buuq iyo sawaxan kusoo dhamaaday. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii...

Kalfadhigii Baarlamaanka ee Maanta Lagu Balansanaa oo Furmey

Kalfadhigii baarlamaanka ku balasanaa ayaa maanta si Nabad galyo ah ku Furmay,iyadoona Xildhibaanadii soo xaadiray Kulanka loo qeybiyay Mooshinka ka dhanka ah Xukumadda C/wali...

Daawo Videogan Wareysigan Aadka u Qiimaha Badan oo U Baahan In Lasoo xasuusto Wixii Dhacay

Videogan waxaa uu ka hadlayaa dhibtii loo geystey shacabka koonfur galbeed ee soomaliya xiliyadiii dagaalka sokooye  vedoygan oo inuugu jirey keydkeena ayaan waxaan is...

Dhegayso…Maxaa kasoo bixi doona kulanka Baarlamaanka maanta?

Inkasta oo aanay cidiba ogayn waxa dhici doona kulanka maanta loo balamsamyahay ayaa waxaa hada aad loo saadaalinaayaa inuu ka gedisnaan doono kulimadii hore. Halkan...

Dhegayso..Dadkii ku Barakacay Roobabkii daadadka watey ee ka da’ay Baardheere oo codasanaya in la gargaaro( Wareysi)

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dad ka badan ilaa 2kun oo qoys oo ku barakacay Roobab daadad watey oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img