WARARKA

Daawo Sawirka Maanta ee Amiin Camir Maxaa kala Heysta Madaxweynaha iyo Reysulwasaaraha

Waxaa weli lagu muransan yahay qaab dhismeedka golaha wasiirada ee xukuumada cusub ayadoo ay u xayiran tahay madaxweyne Xasan Sheekh oo weli dadaal dheeri...

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Qurbo Joogta Ku Nool Qaarada North Ameirca Ee Kasoo Jeeda Gobolada Koonfureed ee dalka Somaliya

Waxaa maanta uu ka dhacay shir oo in mudda ahaba looga hadlayey dhibaatada murageysan ee ay heysato Gobalada Koonfureed guud ahaan, gaar ahaan Shabeelha...

Dhegeyso: Hanti Dhowrka Guud Oo Sheegey In Hanjabaad Kaga Timid Dhinaca Madaxtooyada

Hanti Dhowraha Guud ee DowladafEDERALKA Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo diiday Shaqadii uu...

Cabdifataax Geesey Oo Xabsiga Ku Gurey Dhaliyarada Magalada Baydhabo Si uu Lacag Uga Sameeyo

Ciidamada Amniga ee Maamul Shariif Xasan ayaa Xabsiga dhigay Boqolaal Dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ey ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Ciidamada Amaanka Maamulka uu Hogaamiyaha...

Dhegeyso:- Qarax Maanta lagu Diley Xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Afgooye Cali Cadow

Wararka aynu ka helney Degaanka Xaawo Cabdi Ee degmada afgooye ayaa sheegaya in Goordhaw Qarax lagula Eegtay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img