WARARKA

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Sheegey In Gudoomiyaha Degmada Buula Burde Iyo Duqii Degmada Xabsiga Loo Taxaabey

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay gudoomiyaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan iyo duqii degmadaasi ka dib markii lagu eedeeyay Lunsasho gargaar loogu tala...

War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd Lala Beegsaday Hotel SYL Ee Magalada Muqdisho

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay agagaarka xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ka dib la maqlayaa rasaas ay ridayaan Ciidamo ka...

Maqaal..Gablantay Digilow gogol la dhigay Afgooye.

Waxaan shaki ku jirin in xiliga lagu jiro uu yahay xili kala guur iyadoo halkii loo guuri lahaana aan cidiba iska wareysan oo aan...

Daawo:-Prof Jawari oo Qandaraas ku Qaatey Inuu Af Maayga Ka Saaro Dastuurka Dowlada Federalka Somaliyeed

Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo ah gudoomiyaha baarlamaanka ayaa ka dib kolkuu qandaraas kasoo qaatey kooxaha dagaalka kula jirasidii loo hurumarin lahaa afka maayga...

Dhegeyso Xasan Sheekh Iyo Prof Jawaari oo Ku Tuntey Dastuurka Dowlada Federalka

Runtii ma cusba oo ma ahan wax ku cusub dhegaha ummadda soomaaliyeed inay maqlaan madaxweyne xasan shiikh ayaa sharciga ku tuntay amaba godob hebel...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img