WARARKA

Ciidamada dowlada oo kusii dhawaadey degmada xaradheere

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay ku dhow yihiin degmada Xarardheere...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey hindiso sharciyeedyo

Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac. Shirka Golaha...

Kenya oo xafiis diblumaasi ka furan doonta magalada hargeysa

Kenya ayaa lagu wadaa inay dhawaan furtaan 7 Xafiisyo Cusub ee Ergada Diplomaasiyadeed , taasi oo qeyb ka ah Dib-u-habayntii u dambaysay ee Dowladda...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo ka jawaabey qoraal dheer ay soo qoreen maamulka goboleedka puntland

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Aar ayaa jawaab u diray Maamulka Puntland kadib go’aankii ay todobaadkaan soo...

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo dalka sacuudiga kulan kula qaatey wasiirka hajka iyo cumrada ee dalka sacuudi

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jedeh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Xajka iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img