WARARKA

Nin dhaqtarnimo been abuur ah kaga howlgalyey cisbitalada magalada muqdisho

Maxamed Cabdinuur Jiirow (Dr Fanax) oo la sheegay in uu dhakhtarnimo kaga howl-gali jiray gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ayaa maanta kasoo hor-muuqday...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo xukun dil ah ku xukuntey Askarigii diley Abuubakar Maxamed

Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah xukun dil ah kuriday askarigii Ninka shacabka ahaa ku dilay degmada Xamarweyne ee...

Maamulka gobolka banaadir oo sheegey inay dhawaan gobolka ka bilaabi doonaan ka sifeynta alshabab

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaaaadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in degmooyinka gobolka...

Alshabaab oo iskaga baxay degmada xaradheere

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo is garabsanaya ay ku dhawaadeen degmada Xarardheere ee gobolka...

Howlgalo lagu sugayo amniga oo laga sameeyey degmada dharkanleey

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ka sameeyeen gudaha degmada Dharkenley...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img