WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh oo Ka TacsiyeeyeyGeeridii Ku Timid Alah U Naxariisteen Xildhibaan Xuseen Bantu

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u...

Ceebeey Tacaal:- Afhayeenkii Madaxtooyada Shariif Xasan oo Lacagtii uu ku Tegi Lahaa Baydhabo Weydiistey Jaaliyada Geledi ee London Iyo ayagoo ku Gacan seyrey

Warar aynu ka helney Magalada London ee cariga ingiriiska ayaa sheegaya in Afhayeenka madaxtooyada Maamulka Shariif Xasan isla markaana ah la taliyaha dhinaca warbaahinta...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo markii ugu Horeysey Ka Hadley Taageerada Ay Dowladiisa Taageertey Duqeynta Yeman

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay mowqifka dowladdiisa ay ku taageereen duqeymaha ka dhanka ah mucaaradka Xuuthiyiinta ee dalka Yemen ee ay...

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka oo sheegay garsoorka dalka uu ka shaqayn la'yahay qabyaalad. ---Weeraro xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...

Xildhibaan Xuseen Bantu oo caawa geeriyooday.

ALLAH ha u naxariistee waxaa caawa 1:30Pm waqtiga geeska Afrika ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Xildhibaan Xuseen Maxamed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img