WARARKA

Guuxa Dadweynaha…”Shariifoow Nijaaso Nijaaso kale ma lagu daahirin karaa?”.

Wixii shalay dhacay oo lagu daray waxa maanta taagan waxay ku siinayaan in aad wax badan ka ogaato waxa beri dhici kara taa oo...

Suuq ku Dhow Kontorolka Baar Ismaaciil ee Degmada Afgooye oo Dab Qabsadey

Warar inaga soo gaaraya degmada Afgooye ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta uu dad qabsadey suuq ku yaala degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose waxaana...

Dowlada Federalka Somaliya oo Sheegey Iney Ogolaatey In Yeman Laga Weeraro Hawadeeda

Dowladda Soomaaliya ayaa ogolaatay in loo isticmaali karo hawada iyo badda Samalia duqeynta dalka Yemen ee uu hoggaaminayo Saucuudiga, Sida uu sheegay wasiirka arrimaha...

DHEGAYSO..DERSIGA 9AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Unknown Album

Dhegeyso Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow oo Sheegey In Maamulka Jubba uusan Aheyn Mid Jira

Gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha iyo federalka baarlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow oo isla bar bardhigey maamulada la damacsan yahay in loo sameeyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img