WARARKA

Ogeysiis Ku Wajahan Dhamaan Shacabka Koonfur Galbeed Meel Walba oo Ay Dunida Ka Joogaa

Golaha Qorba joogta Koonfur Galbeed Waxaa marti ku ah maalinta Axada taariikhduna tahay 16 bisha Ogost 2015 xildhibaan ka tirsan dowlada federalka somaliya kaasoo...

Daawo Sawir Laga Sameeyey Siyaasada Jahwareersan ee Shariif Xasan oo Hog U Wada Shacabka Koonfur Galbeed Iyo Deegaanadooda

Amiin Camir oo maanta Shariif Xasan ka sameeyey sawir ka turjumaayada siyaasadiisa qariban ee uu lasoo shir tegey tan iyo kolkuu xooga ku qabsadey...

Daawo Barnaamij Lagu Falanqeynayo Karti Xumada Iyo Waxqabad La,aanta Maamulka Shariif Xasan

Barnaamij aad u xiiso badan oo lagaga hadlayey karti darada iyo waxqabad la,aanta maamulka shariif oo ay soo abaabushey telfishinka Horn Cable ayaa lagu...

Aqriso:-Go,aan Kasoo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa xaqiijiyay in Mooshin laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, 12-kii bishan oo ku beegneyd Arbacadii. Gudoomiyaha...

Somalia: AU Forces Linked to Wedding Killings

Nairobi) – African Union (AU) forces in Somalia (AMISOM) should impartially investigate the killing by alleged Ugandan army troops of six men at a...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img