Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la hadley idaacada VOA ayaa sheegey in doorashadii shaley ka dhacdey magalada kismaanyo ee lagu doortey hogaamiyaha Raaskambooni Axmed...
Hogaamiyihii hore ee Maamulka Raskambooni, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe)oo markii horaba doornaa ayaa codkii markale loogu shubey doorashadii maanta ka dhacdey...