Somaliya waa wadan aan qaangaar ahayn siyaasad iyo dhaqaale ahaan waxaana taas daliil u ah isqabqabsiga siyaasadeed ee joogtada ah ee dalka ka taagan,...
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo dhawaan ay Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM kala Wareegeen Xarakada Al-shabaab ayaa waxay shacabkii ka barakacay billaabeen...