WARARKA

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Ku Dagaalamey deegaano ka Tirsan Gobolka Baay

Warar aynu ka heleyno gobolka bay ayaa sheegaya in ciidamada dowlada iyo kuwa alshabaab ay ku dagaalameen deegaano hoos dhaca gobolka kaasoo geystey qasaare...

Daawo Xildhibaan Maxamed Omar Dalxa oo Ka Hadley Mooshinkii Laga Keeney Madaxweynaha

Daawo xildhibaan Maxamed Omar Dalxa oo markii ugu horeysey ka hadley mooshinka ka dhanka ah madaxwynaha https://www.youtube.com/watch?v=R3gmFUU4oSA

AKHRISO: Go’aanadii Ka Soo Baxay Kulankii Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed Soomaaliya

Marka ay taariikhdu ahayd August 22 2015, waxaa shir iskugu yimid xubnaha Golaha Qurba-joogtada Koonfur Galbeed, Southwest Diaspora Congress,. Sidii caadada ahayn shirka waxaa...

Warsaxaafadeedkii Kasoo Baxay Aqoonyahanada Koofur Galbeed ee Ku Saabsanaa Hadaladii Dhawaan Kasoo Yeerey Kooxaha Sheegtey Iney Yihiin Daarood iyo Meher.

Anagoo ah aqoon-yahanada Koofur Galbeed ee shanta qaaradood ee aduunka. Waxaan si adag u cambaareyneynaa nimanka isku sheegay iney yihiin xildhibaanada beesha Daarood iyo...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Xaley Ku Dagaalamey Deegaano Hoose Taga Degmada Afgooye

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa Shabaab ayaa ka dhacay deegaano hoostagga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, kadib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img