WARARKA

Daawo:- Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Qurba Joogta Kasoo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dalka Ingiriiska

Qurbo joogta kasoo jeeda koonfur galbeed ee ku nool dalka ingiriiska ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxaa ay ku lafa gureen xaalada cakiran ee...

Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey 3 sano Guuradii Madaxweyne Xasan Sheekh

Amiin ayaa waxaa uu sawirkiisa kaga faaloonayaa 3sano guuradii kasoo wareegtey kolkuu madaxweyne Xasan Sheekh xukunka qabsadey iyo waxqabadkiisa.

Qarax Maanta Lagu Qaarijiyey Ingineer U Shaqeyn Jirey Dowlada Federalka

Injineer u shaqeynayay Dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay Qarax loogu xiray gaarigiisa, Waxaana Qaraxan lagu dilay Injineerku uu ka dhacay albaabka gurigiisa oo...

Xoogaga Alshabab oo Maanta Madaafiic Ku Garaacey Meelo Ay Ku Tuhmayeen In Ciidamada Amisom Ku Sugan Yihiin

Xoogag ka tirsan Al-shabaab iyo ciidanka AMISOM ee ku sugan Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa madaafiic culus Saakay isku Weydaarsaday duleedka deegaankaas,...

Dhegayso..Sideen uga faa’iidaysanaa bishan DulXaj?

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Riix halkan si aad u dhegaysato  

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img