Hay’adda Consultancy Demographia oo Xarunteedu tahay dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Muqdisho ay ka mid tahay magaalooyinka sida dhaqsaha badan u koraya calaamka, sidoo...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta banaanbax uu ka dhacay,kaasi oo looga soo horjeedo dil dhawaan Baladweyne...
Guddoomiye xigeenka guddigaasi Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Kenya aysan ku soo xadgudbi Karin dhulka Soomaaliyeed.
Xildhibaanka ayaa intaasi...
Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa soo if baxayey warar sheegaya in Dowlada Kenya ay ku soo xad gudubtay xuduuda dhulka Soomaaliya ee dhanka degmada...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir,ayaa uga digay ummada Soomaaliyeed in si sharcidaro ah ku sheegtaan lahaanshaha Hantida Qaranka iyo iney...