WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Camir ka Sameeyey Kooxda Damul-jadiid

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey kooxda damul-jadiid isagoo sawikaasi ku sheegey in kooxdani halaag kusii  wado jiritaanka shacabka...

Dayaarado Habeenkii xaley Duqeymo Ka Geystey Deegaanka Baladu-amiin ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka inaga soo gaaraya laga Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Beledu-Amiin ee ka tirsan degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe la...

Maamulka Galmudug iyo Puntland oo Ku Dagaalamay Magalada Gaalkacyo

Ugu yaraan toddoba qof oo u badan labadii dhinac ee ay dagaalladu u dhexeeyeen ayaa ku dhintay, 43-kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray...

Baalamaanka Dowlada Federaalka oo Maanta Hakiyey Ka Doodista Hindise Sharciyeedka Maxkamad dastuuri ah.

Baarlamaanka dowlada federalka Soomaaliya oo maanta uu Qorshahoodu uu ahaa in ay ka hadlaan Ajandeyaal dhowr ah oo uu ku jiro Hindise Sharciyeedka Dhismaha...

Muxuu Salka Ku Hayay Kulankii Cumar Xalweyste Iyo Shariif Sakiin

Iyadoo Soomaali-weyn ay ka dheregsan tahay sababta markale Cumar Cabdirashiid Ra’iisul wasaare loogu magaacabey oo ahayd iibintii Badda Soomaaliyeed mas’uulkii ugu sareeyay ee fududeeyey,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img