WARARKA

Dhegeyso:-Axmed Madoobe oo Eedeyn Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka

Hogaamiyaha Maamulka Raskambooni Axmed Maxamed “ Axmed Madoobe” oo Warbaahinta la hadlay ayaa si adag u eedeeyay Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo beesha Caalamka. Hadaladiisiina waxaa ka...

FBI oo Kusoo Biirtey Baaritaanka Qaraxii Daalo Airline

Saraakiil ka tirsan FBI-da dalka Mareykanka ayaa soo gaaray Muqdisho, kuwaasoo la sheegay inay ku biireen Hay’adihii amaan ee horay baarista ugu waday qaraxii...

Dhegeyso:-Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Degmada Marka

Magalada marka ayaa maanta waxaa gacan ku heynteeda la wareegey xarakada alshabab kadib kolkii ay halkaasi isaga bexeem ciidamada amisom iyo ciidamo beeleedyadii ku...

Daawo:- Abdisalam Haji Ismail oo Laga Wareystey Burburka Kulankii Kismaanyo Meesha uu Salka Ku Haayo

Abdisalam Haji Ismail oo in badanba ka hadla siyaasada dalka somaliya ayaa waxaa wareysi ay la yeelatey Dalmar show ayaa waxaa uu kaga hadley...

War Deg Deg ah Amisom oo Isaga Guurey Xero Ay Ku Lahaayeen Bartamaha magalada Marka

Warar inaga soo gaaraya magalada marka ayaa sheegay in aroornimadii hore ee saaka ay ciidamada ugandha oo qeyb ka ah amisom isaga guureen saldhig...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img