WARARKA

Ergeyga Midowga Yurub oo Ka hadley Sababta Loo Dhimey Mishaarka Ciidamada Amisom ee Ka Howlgala Somaliya

Ergayga Ururka Midowga Yurub ee Arrimaha Somalia Michele Cervone D’Urso, ayaa ka hadlay sababaha ay 20% uga dhimeen Mushaaraadkii ay siin jireen ciidamada Midowga...

Ganacsade lagu dilay Dharkeenleey.

          Waxaa saaka Xaafada Ceeldheere degmada Dharkeenleey gobolka Banaadir lagu dilay nin ganacsade ka ahaa xaafadaas oo lagu magacaabi jiray Aadan Afgooye xili uu goob...

Daawo Sawirka uu Amiin ka Sameeyey Somaliya oo Ka Mid Noqoneysa Kelinka Lexaad ee Itoobiya

Lacag jaceyl, xukun jaceyl iyo  mar uun madaxweyne i dheh ayaa waxaa ku burburtey sharaftii iyo qaran'nimadii ay lahaan jirtey dalka somaliya taasoo ay...

Sheekh Maxamed Idiris oo Maanta Maxkamad Soconeysa Laba Maalmood Uga Bilaaban Doonta Dalka Mareykanka

Sheekh Maxamed Idiris oo ka tirsan culumada Soomaalida ah ee ku nool Mareykanka ayaa waxaa u bilaabaysa maxkamadii u dambeysay, iyadoo lagu wado inay...

Dhegeyso:Wasiirka Cadaalada oo Ka Hadley Cadaalad Darada Ka Jirta Dalka Iney Gaartey In Dad Nool La Gubo Sidii Xaabadii

Wasiirka Caddaaladda Xukumadda Soomaaliya C/llaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo shalay ka hadlay Shir looga hadlayo Garsoonka oo laga furay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img