WARARKA

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe oo Ku Baaqey In Wadahadalada La Hakiyo Intuu Xasan Sheekh Ka Baxaayo

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la joojiyo wadahadalka u socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland, kaasoo in...

Dhegeyso:Shariif Xasan oo Kacdoonka Gobolka Shabeelaha Hoose Ku Tilmaamey Iney Alshabab ka Dambeyso.

Waxaa maanta magalada baydhabo soo gaarey madaxweynaha maamulka rimey gacmeedka ah koonfur galbeed ee seddexda gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan kadib kolkii booqashooyin uu...

Daawo Beesha Biyamaal oo Been Abuur Ku Tilmaantey Hadal Dhawaan kasoo Yeerey Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Najax ayaa kol dhaweyd safar uu ku tegey degmooyin ka tirsan gobolka shabeelaha hoose ayaa isaga oo la hadlaaya...

Dhegeyso:-Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyey inta u dhaxeysa Deegaanada Tuugaareey iyo Baar-dheere Oo ka...

Dhegeyso:-Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo Ka Hadlaaya Dilkii uu Xaley Ka Badbaadey

Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka tirsanaa xildhibaanada dowlada federaalka somaliya ayaa xaley lagu weerarey guri uu ka degenaa degmada hodon. Xildhibaan Dhaayow oo la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img