WARARKA

Shirka wadatashiga qaran oo maalintii labaad la socda magalada baydhaba

Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Shirka ayaa arrimaha ugu muhiimsan...

Somaliya iyo mareykanka oo saxiixdey heshiis lagu tayeynayo ciidamada

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayaynayo...

Itoobiyaan badan oo ku biirey iney ka mid noqdaan ciidamada daacish

Buuraleyda fogfog ee Puntland, waxaa todobaadkan ku dagaalamay Al-Shabaab iyo Daacish, dagaaladii ugu dambeeyay ayaa u dhaxeeyay dhinacyada isku haya gacan ku heynta iyo...

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta ka furmey magalada baydhaba

Waxaa Magaalada Baydhabo Maanta ka furmay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Sare ee dowladda, Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka ayaa...

Xukun dil toogasho ah oo maanta lagu fuliyey niman ka tirsanaa alshabab

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo katirsanaa Alshabaab. Saddexda nin ee la toogtay ayaa lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img