WARARKA

Deegaanka Ceelasha biyaha oo laga soo qabtey ciyaal weero halkaasi dadka ku dhibaateynayey

Ciidamada Booliiska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho oo howlgalo qorsheysan Xalay ka sameeyay xaafadaha deegaankaasi ayaa gacanta kusoo dhigay tiradi ugu badneyd...

War murtiyeed kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Baydhabo 15–17 Maarso,...

Maamulka puntland oo ka hadley sababta ay uga baaqdeen ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga

Wasiirka warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid oo la hadlay BBC da ayaa sheegay in sababta ay u maqan yihiin ay tahay, wadatashi la’aan ay...

Magalada laascaanood oo mar kale dagaal dib uga bilowdey

Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal markale saaka dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo...

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo booqdey xerooyinka lagu tababaro ciidamada kenya

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen Odawa Yuusuf Raage ayaa booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Kenya. Gen Odowaa ayaa booqday Dugsiga Ciidanka Dhulka ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img