WARARKA

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kerry oo Ugu Baaqey Kenya Ineysan Xirin Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay Go’aanka Dowladda Kenya ay ku doonayso in ay ku xirto xeryaha...

Dhegeyso Ciidamadii u Abaabulnaa Qaab Beeleedka oo Maanta isaga Baxay Magalada marka

Wararka inaga soo gaaraya magalada marka ayaa sheegaya in halkaasi isaga bexeen ciidamadii ku labisneyd dareyska dowlada ee ku sugneyd magalada marka. Ciidamada Ayaa dhamaan...

Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Mareerey oo Ka Waramey Weeraro Xaley Ka Dhacay Deegaanka

Gudoomiyaha Degaanka Mareerey ee gobolka Sh.hoose Sayid Baale Mayow oo Wereysi gaar ah siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada AMISOM saakey duqeymo ba’an ka...

Daawo Maamulka Somaliland oo Ka Hadley Qaabkii Axmed Siilaanyo Uu Uga Qeyb Galey Caleemasaarka Madaxweynaha Jabuuti

Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay meeqaamkii ay dawladda Jabuuti ku qaabishay Axmed Silaanyo, iyagoo sheegay in aysan u qalmin in shacbiga...

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Sara U Kaca Qiimaha Doolarka oo Maanta Ka Dhacay Magalada baladweyne

Ganacsiga magaalada Beledweyne ayaa gabi ahaanba xirran, waxaana soconaya mudaaharaadyo ay dadka uga soo horjeedaan sara kac ku yimid sarifka lacag doorka iyo ganacsatada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img