WARARKA

Dhegeyso Dagaal Maanta Ka Dhacay Degmada Buurhakaba oo Geystey Qasaaro Badan

Dagaal xoogan oo khasaare geystay ayaa waxa uu maanta ka dhacay deegaanka Buur-eyle ee gobolka Baay, Dagaalka ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyay...

Dhegeyso:Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Warbixineysa Weerarkii Shaley Ka Dhacay Hottel Nasa-Hablood One

Xukuumada federaalka somaliyeed ayaa waxaa ay warbixin ka bixisey sida uu u dhacay weerarkii shaley ka dhacay hottel naasa-hablood iyo qasaaraha meesha ka dhashey...

Daawo Maddaxweynaha Dowlada Federaalka oo u Hambalyeeyey 56 Guuradii Kasoo Wareegtey Markii Gobolada Waqooyi Xornimada Qaateen

Madaxweynah dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyay 56 guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen...

Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo Ku Dhintey Weerarkii Shaley Ka Dhacay Hottel Naasa-Hablood One

Wasiiru-dawlihii dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, Burci Maxamed Xamza kana tirsanaan jiray xafiiska arimaha deegaanka ee raisul wasaaraha Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ka...

Aqriso Magacyada Iyo Qaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan Odey Dhaqameedyada Looga Fadhiyo Iney Soo Xulaan Xildhibaanada Baarlamaanka 2016

Kulanka shirka madasha ayaa maanta waxaa kaloo lagu go,aamiyey in 135 odey dhaqameed ee soo xuli doona xildhibaanada baarlamaanka 2016.

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img