Dhegeyso Dagaal Maanta Ka Dhacay Degmada Buurhakaba oo Geystey Qasaaro Badan

0
84

Dagaal xoogan oo khasaare geystay ayaa waxa uu maanta ka dhacay deegaanka Buur-eyle ee gobolka Baay, Dagaalka ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan alshabab iyo ciidan ku sugnaa deegaanka.

Gudoomiyaha degmada Buur-hakaba Maxamed Nuur Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka iyo khasaaraha ka dhashay hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Buurhakaba

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Buurhakaba Mobil