WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Xasan Sheekh oo Maanta u Ambabaxay Dalka Itoobiya

Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga...

War Deg Deg Ah:Daawo Golaha Dhaqanka Beelweynta Geledi oo Maanta Kalsoonida Kala Laabtey Suldaanka Beesha Geledi Suldaan Cusmaan Axmed

Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha dhaqanka beelweynta geledi tolwiine iyo yabdhaale, Aqoonyahanada iyo weliba waxgadka ayaa maanta waxaa lagu qabtey degmada afgooye ee gobolka...

Dhegeyso:Hadal Af Ka Baxay Culeys Maleh Dhegeyso Xeer Ilaaliyaha Guud oo Leh Qofkii Musuqmaasuq Lagu Helaa Ciqaab Ayuu Muteysan

Xeer-ilaaliyaha guud ee dowlada federaalka somaliyeed Axmed Cali Daahir oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ay tilaabo ka qaadi doonaan cidii lagu helo...

Daawo Sawir uu Amiin Maanta Ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uyu bogiisa kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegaya inuu musharax...

Dhegeyso Cabdiweli Gaas oo Sheegey In Somalida Aysan Weli Diyaar u Noqon Iney Isu Tanaasulaan Si Ay Dowlad U Noqdaan

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in somalida aysan weli kasoo go'in ay ay nodaan dad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img