WARARKA

Dhegeyso Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Golaha Wasiirada Ugu Baaqey Ineysan Bililiqeysan Hantida Dowlada Inta Lagu Jiro Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaarha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya waxa uu kula dar daarmay in ay ilaaliyaan Hantida dowladda...

Dhegeyso Maxamed Xasan Xaad oo Sheegey In La Dudsadey Xaqii Gobolka Banaadir

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ku eedeeyay in qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada dalka ay dagaal kula jiraan dadka degan Gobolka Banaadir,...

Daawo sawir uu Amiin camir Ka Sameeyey Dabka Ka Shidmey Gudaha Itoobiya

Dalka itoobiya ayaa intii ay ku mashquulsaneyd ka furfurida somalida ayaa maalmahan waxaa ka bilowdey bananbaxyo aad u waaweyn oo dhaliyey in ay meelaha...

Daawo Duubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Si Adag Uga Hadley Qodobadii Kasoo Baxay Shirka wadatashiga

Duubabka-dhaqanka gobolka Hiiraan oo si wadjir ah maanta shir jaraa'id ugu qabtay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa si adag uga hadlay Qodobbadii dhawaan...

Dhegeyp:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadley Go,aanadii Kasoo Baxay Shirka Madasha Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran cidna aan loogu roonaanin cidna aan loogu darnaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img