WARARKA

Dhegeyso Maamulka Degmada Balanbale oo Ka Hadlaya Sababta Loo Xirey Xadka ay La Wadaagaan Itoobiya

C/Risaaq Axmed Xalane,Guddoomiyah Degmada Balamballe ee Gobolka Galguduud ayaa sheegay in aysan garaney sababta ay Ciidanka Itoobiya u xireen Xadka ay degmadaasi la wadaagto...

Ogeysiis Dhamaan Bulsho Weynta Koonfur Galbeed Meel Walba oo Ay Dunida Ka Joogaan

Golaha Qurbo Joogta KoonfurGalbeed waxaa ay idinku war gelinayaan in Maalinta oo Sabti ah Taariikhduna tahay 20 bisha Ogost 2016 uu marti noogu yahay...

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Somaliyeed oo Maanta Tababar Usoo Xirey Ciidamo Ka Tirsan Dowlada

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu  soo xirey xerada   Gen. Dhegabadan Ex Jazeera Ciidamo ka tirsan Xoogga...

Dhegeyso:Reysulwasaare Ku Xigeenka Dowlada Federaalka Maxamed Cumar Carte oo Dhaliiley Go,aankii Kasoo Baxay Madasha Qaranka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dowlada Federalka somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa dhaliilay go’aanadii ka soo baxay kulankii Madasha Wadatashiga ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. Hadaladiisana waakan...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska Degmada Afgooye oo Ka Warbixiyey Weerarkii Dhawaan Ay Alshabab Kusoo Qaadey Degmada Afgooye

Taliyaha ciidanka Booliska degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Amiin Maxamed Xuseen oo la hadlay warbaahin ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada amni degmadaasi. Taliyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img