WARARKA

Wefdi uu hogaaminaayo xoghayaha guud ee qaramada midoobe oo maanta soo gaarey magalada muqdisho

Wefdi uu hogaaminaayo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Wafdiga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...

Qoyska Madaxweynihii Hore oo si gardaro ah u Xirtay Xildhibaanad Hore

(Lacago aan la aqoon, qirasho been ah iyo xukun afduub ah) Xildhibaanad hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marwo Muna Ibrahim Abiikar, ayaa si aan waafaqsaneyn...

Madaxweynaha oo xaqiijiyey inuu taageero milateri ka dalbadey dowladaha deriska ah

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay taageero millatari ka dalbatay dowladaha Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, Si loo qaado...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo xil u magacaabey madaxweynihii hore ee maamulka hirshabeele

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta u magacaabay Maxamed Cabdi Waare inuu noqdo Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan dowladda xasillinta...

Maleeshiyaad weerer kusoo qaadey masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada walaweyn

Wararar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar lagu qaaday guddoomiyaha maamulka degmada Wanlaweyn iyo guddoomiye ku xigeenka Maaliyada ee dagmadaas oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img