WARARKA

Ugandha oo sheegtey iney dhimi doonto tirada ciidamada ka jooga dalka somaliya

Wasiirka arrimaha dibadda Uganda, Abubaker Jeje Odongo ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay dhimista ciidamadeeda ka hoos shaqeeya Midowga Afrka ee ku...

Mohamed El-Amine Souef oo sheegey tirada ciidamada atmis ee ku dhimatey somaliya

Mohamed El-Amine Souef, oo ah ergeyga gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday tirada khasaaraha inta lagu guda...

Hay’ada maareynta masiibooyinka oo ka dhigtey fatahaadka dhalan karta webiga shebeele iyo jubba

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya, ayaa diginin ka bixisay fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba, kuwaas oo la sheegayo inuu heerkooda biyaha uu...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo maanta booqdey deegaano alshabab laga xoreeyey

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta booqasho Ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab ee katirsan Gobolka Gobolka...

Madaxweynaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley xoghayaha guud ee qaramada midoobey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo booqasho...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img