WARARKA

Daawo Somalaay Iska War La.a Daawo Dagaal Ooge Muuse Suudi Yalaxoow Waxa uu Ka Aaminsan yahay Qurba joogta

Tan iyo burkii somaliya intuu dhacay waxaa jirta dad badan oo somaliyeed oo isaga soo cararey dagaalada dhamaan waayey ee ka socda dalka somaliya,...

Gudiga Siyaasiyiin ah oo Loo Xilsaarey Dib U Dhigista Maamul u sameynta Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan

Kulan ay isugu yimaadeen murashaxiinta Madaxweyne ee Somalia, Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Dalka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano iyo Odayaal-dhaqameed oo lagu Qabtay...

Daawo Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Ow Cusmaan ee Degamada Wanleweyn oo Bilowdey

Deegaanka Ow Cusmaan ee degmada wanleweyn waxaa maalintii daraad ka bilowdo dhismaha cisbitaalka haweenka iyo dhalaanka kaasoo baahi weyn loogu qabey sidii loogu hirgelin...

Dhegeyso Musharax Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo Sheegey Haduu Madaxweyne Dalka ka Noqdo Alshabana uu Tir Tiri Doono

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir isla markaana ah musharax u taagan madaxweynenimada dalka somaliya Murashax Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo la hadlaya warbaahinta ayaa...

Dhegeyso:Xildhibaan Daahir Amiin oo Sheegey In Hiiraan Ay Noqon Doonto Laba Gobol

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid aj Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka kana soo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img