WARARKA

Dhegeyso Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Kasoo Horjeestey Hadal Maanta Kasoo Yeerey GUdiga Doorashooyinka Dadban

Kulan ay Maanta Magaalada Beledweyne ku yeesheen Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay si cad ugu sheegeen inaysan marnaba aqbaleyn in Muqdisho lagu soo...

Dhegeyso:Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey In Xildhibaanada Hiiraan Iyo Jowhar Doorashooyinkooda Ay Ka Dhici Doonto Magalada Muqdisho

Guddiga doorashooyinka Dadban ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Halka lagu soo xulaayo xildhibaanada ka imaanaya gobolka ee Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha...

Wasiirka Arimada Dibada Dowlada Federaalka Somaliya oo Shaley Khudbad Ka Jeediyey Shirka Guud ee Qaramada Midoobey

Wasiirka arimaha dibada Somalia, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa khudbad uu kaga hadlayo Xaaladda Somalia ka jeediyay Shirka Guud ee QM ee ka socda Xarunta...

Dhegeyso:Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Feysal Cali Waraabe oo Sheegey In Beesha Caalamka Aysan Faragelin Ku Sameyn Karin Dorashooyinka Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Beesha Caalamka aysan fara gelin Karin doorashada Somaliland. Waxa u sidoo kale sheegay...

Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Dhalinyaro Lagu Xukumey Maxkamad Ku Taala Dalka India

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa isla markaana ah Gudoomiye ku Xigeenka Guddiga Arrimaha dibada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadley dhalinyaro lagu xukumey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img