WARARKA

Beesha Caalamka oo Ka Digtey In Doorashooyinka ka Dhici Doona Somaliya Aan Mar Dambe Dib Loo Dhigin

War kasoo baxay  Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Boqortooyada Engriiska, iyo Mareynkanka ayaa lagu sheegay in ay markale uusan dib...

Xuukumada oo Ka Hortimid Hadal Shaley Kasoo Yeerey Gudiga Doorashooyinka Dadban

Ra’iisul Wasaaraha Fukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha...

Amisom iyo Ciidamada Dowlada oo Maanta Gelinkii Dambe Howlgalo Ka Fuliyey Suuqa Bakaraha.

Ciidamada Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa maanta hawlgallo ka sameeyay suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, Waxaana hawlgaladan lagu soo qab-qabtay dad la...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo ka Hadley Dhalinyarada Lagu Maxkamadeeyey Hindiya.

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda ay Sameyneyso Dadaal kasta oo lagu Xaqiijinayo in Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Xiran dalka India...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegey Ineysan Ku Qanacsaneyn Xukunka Ay Hindiya Ku Ridey Dhalinyarada Somaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Somalia aysan ku qanacsanayn xukunkii dilka ah ee Dowladda India ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img