Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa waxa ay warsaxaafadeed ka soosaartay Abaaraha xoogan ee ka taagan deeganada Galmudug isla markaana magacaawday gudi loo xilsaaray gurmadaka abaaraha...
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay Beesha Caalamka in ay u gudbiyeen Musuq maasuqa ka jira Doorashada xubnaha...